Wednesday 16 March 2022

BIG BREAKING NEWS ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

.


5 ciyaartoy ayaa laga saaray qaranka, kuwaas oo noqon waayay dooqa macalinka, tababar adag oo ay sameeyeen, shaqo badan oo ay qabteen si ay calanka u matalaan, uma noqon.

Kama dhigna inuu waayahoodii xulka dhamaaday balse waxey heli doonaan fursado kale.

Waxaa la ogol yahay liis xadidan, markaad ciyaartoy tahay waxyaabahaan oo kale waxey ka mid tahay nolosha.

Tayada ayaa mar walba ka muhiimsan tirada, waa xiddigo xulka anfici kara hadii tiro badan la ogolaan lahaa.

Waxaan rajeynaa iney mar kale heli doonaan fursadooda ✋๐Ÿฝ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Magacyada wali ma wada helin, waanse idiin soo gudbin doonaa dhawaan ✌๐Ÿฝ


#HereWeGoOceanStars

Monday 14 March 2022

Xaalada United ka jirto ka hor kulanka Atletico.

 Kooxda united ayaa aad uga walaacsan qaar kamid ah ciyaartoydoda oo u covid19 ku dhacay walina an so kabanin.

Xidigaha u haleyey xanunka covid19 waxaa kamid ah Bruno Fernandez iyo Luka show.labaadaas xidig ayaa muhiim u ahaa kooxda maqnaashahodana dhabar jab wayn ayey kutahay kooxda.

Hasa ahaatee macalinka kooxda mutd oo hadalay ayaa yiri baaritaanka bruno lamarinayo waxaan rajaynenaa inay kaso baxdo jawab wangsn .United ayaa taladada wajihi doonta kooxda atheletico Madrid kulan katirsan uefa champions league wareega 16ka.


Sunday 13 March 2022

Taagerayaasha kooxda psg oo ka ilmaysiyey messi.




. Kooxda kubada cagta ee psg ayaa galabta gaartay guul 3-0  kulan katirsanaa horiyalka liga 1 oo ay wajaheen kooxda lagu magacaabo Bordeaux.

Kulan kooxda psg waxaa u ciyaareyey xidigahooda waa wayn sida messi,naymar,iyo mpape.

Psg golasha waxay kakala heshey mpape


, naymar iyo parades.

Hase ahaatee waxaa la arkayey jamaahiirta kooxda psg oo ku oorinaya xidigahooda messi iyo naymar waxaa la arki karay messi iyo naymar marwalba oo ay Kuba taabteen in lagu oorinayey.

Waxaa lafahansanyahy in taageraysha ay aad uga niyad jabsanyhiin guuldaradii todobadkii hore kaso gaartey kooxda real. Guuldaradaso ahayd midii psg ka ciribtirtay tartanka uefa champions league.

Saturday 12 March 2022

Daawo goalkii quruxda badnaa ay dhaliyeen ocean stars๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’™⚽️


 

Sadaxleydii cr7 kutuurtay, united oo dib ugusolaabatay booska 4aad kalasaraynta horiyalka , liverpool oo culeeska kusii badisey man city kadib guushii ay ka gaareen Brighton.







 .Cr7 ayaa qaatay dhamaan ciwaanada majaladaha kadib marki uu sadaxleey dhaliyey kulankii ay manutd wajahday dhigeeda spurs.

United ayaa guul 3-2 ah ka gaartay spurs ciyaar katirsaneed horiyaalka English premiere league sadaxda goal ee ay dhalisey kooxda united waxaa u ansixiyey xidigoda cr7 iyadoo sadax goal caawintoda ay lahayeen xidigaha kala ah. Fred,Sancho,iyo telles.

Halka kooxda spurs 2goal ay dhalisey ay ahaayeen penalty u udhaliyey xidigooda Kane iyo kama goal u iskadhaliyey Harry maguire.

Guusha manutd ay gaareen waxay kadhiganthy in ay kusolaabten kalinta 4aad kalasareynta horiyaalka 29kulan oo ay ciyaareen 50 dhibic ayey leeyihiin waxayna 2 dhibcood kasareyaan arsenal oo 4kulan gacanta kuhaysato booska 5aadna  kujirta.

Dhankakle kooxda Liverpool ayaa guul muhiim ah gaartay culeeskana kusiibadisey mancity kadib 3dhibcood ay kaso qaateen Brighton oo ay Marti u ahaayeen kulankatirsan eplka 

Liverpool ayaa gaartey guul 2-0 ah labada gool waxay kakala heleen xidigahooda kala ah Diaz iyo salah. 

Liverpool guushan waxay kagadhigantahay mid muhiim u ah madaama ay soo yareyen Farqiga u dhaxeyay iyaga iyo mancity oo ahaa 6 dhibcood haatan ay kadhigeen 3 dhibcood Liverpool waxa ay leedahay 66 dhibcood 28kulan o ay ciyaareen halka mancity ay leedahay 69 dhibcood 28kulan oo ay ciyaareen.

Somalia๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด vs young Africans ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ⚽️


 Sidaan ognahayba xulka qaranka Somalia ayaa ku guda jiro isdiyaarintii udanbeysay  wareega 1aad ee isbreebreebka koobka qaramada qaarada Africa ee lagu qaban doono dalka evorycost 2023
.

.Caawa saacada marka aytahay 7:00pm bariga Africa qaranka somali ayaa ciyaari dona midkamid ah labadiisa kulan ee is diyaarinta kahor labada lug ee isreebrebka koobka qaramada Africa oo  ay laciyaari donaan qaranka  eswatini.

.Qaranka Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ayaana caawa wajihi doona kooxda kaciyaarta heerka kowaad ee Tanzania ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ  laguna magacaabo young Africans ahna kooxda hogaaminaysa horiyaalka heerka 1aad ee dalkas sidoklena ah kooxda ugu guulaha badan dalkas. 

.23 ciyaaryahan ayaa ilaa hada jooga Tanzania oo uu isku diyaarinayo qaranka Somalia sida laqorsheyeyna uu kuciyaari doono kulanka homeka ah.waxaa Wali lasugayaa 10ciyaaryahan ee liiska kadhiman.

.Sida lafilayo Adam tv ayaa laga daawan doonaa kulanka waxaa kulanka sugaya dad badan oo daneynayo inay arkaan xidigaha matali doona qarankooda ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

.Sidokle aqbaaradka ciyaarta ayan idin so socodsiin donnaa haduu eebe karaali noqdo insha allah .

#Oceanstars ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด




Laba arin oo an wanagsanen oo ka cusub xaalada chelsea, wakiilka salah iyo tawabaraha kooxda Liverpool maxaa dhaxmaray ? Halkan hoose ayaan ku faaqidi donnaa i.a.



 Asalamu calaykum saxiibayaal sidaad ciwaanka kuso aragteenba kooxda kubada cagta Chelsea oo xalada xun dhexda kaga jirta isbuucyadii laso dhaafay haatan waxa kaso baxay laba qodob oo cusub
.

1- qodobka 1aad: waa in kooxda Chelsea ay haysato 17maalin in ay kahesho dowlada UK ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง ogolaansho ku aadan  in kooxdan  la iibiyo. Hadii taasi ay dhicin oo lagaaro 28ka bishan maarso bishan soo idlaanaysa kooxda waxay u baahantahay lacagihii mushaaraadka ciyaartoyda in lasiiyo , qarashaadkii kooxda lagu wadi lahaa,sidokle majirto qasnad lagu laabto lacagtii milkilaha kooxda Roman waa lafariisiyey oo waa la xayirey. Sidaas darted kooxda Chelsea waxay galikartaa xaalad dhaqaalo midii ugu darneed sababto ah kooxdan waxay gaari doontaa hadii bisha ay dhamaato in meel cidla ah ay kuso dhacdo. Mushaar mabixinkarto kooxda , xitaa tasiilaadka yayarka ah mabixinkarto sida gaari raaca iyo wixii lamidka ah. Sidaad darteed hada kooxda Chelsea waxay sameysay gudi madaxbanaan gudigaaso kalaso xaajonaya reisul wazaraha UK Poris Johnson sidii kooxda lagu siin lahaa shatigii suuqa lagu geen lahaa. 

2-qodobka 2aad: Jariirada the sun ayaa so qadatay magacyada qaar kamid ah ciyaartoyda Chelsea kuwaas oo laga yaabo in la iibiyo xagaaga soo aadan waxa kamid ah ciyaartoydaas.

.lukaku oo mushaar ahaan uqaato £325k(isbuuc)

.havartz oo mushaar ahaan u qaato £310k(isbuuc) iyo 

.kante oo isagana musharkiisa isbuclaha yahay £290k.


*Dhankakle xaalad cusub oo kataagan Liverpool .

Kolop oo sheegey shirkiisa Jaraaid ee maanta kahor kulanka brigton in maamulka Liverpool ay garab taaganyhiin Mohamed salah hill iyo hooba lacagkastana loobandhigey mushaarka uu rabana lasiinayo wuxuna yiri salah isagay agyaalan qalinka iyo warqada hasaxiixo kooxda way jeceshahay isagana wuu jecelyahay  sidokle wuxu yiri  macalinka jarmalka waqti badan lamahayo contractigiisa wuxu ku egyahay June 2023. 

Hasayeeshee Arinta qosolka dhalisay waxay aheed markii wakiilka Mohamed salah uu bartiisa Twitterka so dhigay qosol emoj ah taasoo lafasirankaro in kolop arinta salah uu kaga hadalay ay been aheed.


.Horudhaca: kulanka wayn Liverpool vs Manchester United - wararka labada koox ,waxyaabaha ka cusub iyo ,sadร sha kulanka

Laba koxood oo ka mid koxaha ugu waawayn horiyaalka Ingariiska oo u kala dagaallamaya boosas kala duwan oo dhammaadka xilli-ciyaareedkan l...