Saturday 12 March 2022

Somalia🇸🇴 vs young Africans 🇹🇿⚽️


 Sidaan ognahayba xulka qaranka Somalia ayaa ku guda jiro isdiyaarintii udanbeysay  wareega 1aad ee isbreebreebka koobka qaramada qaarada Africa ee lagu qaban doono dalka evorycost 2023
.

.Caawa saacada marka aytahay 7:00pm bariga Africa qaranka somali ayaa ciyaari dona midkamid ah labadiisa kulan ee is diyaarinta kahor labada lug ee isreebrebka koobka qaramada Africa oo  ay laciyaari donaan qaranka  eswatini.

.Qaranka Somalia 🇸🇴 ayaana caawa wajihi doona kooxda kaciyaarta heerka kowaad ee Tanzania 🇹🇿  laguna magacaabo young Africans ahna kooxda hogaaminaysa horiyaalka heerka 1aad ee dalkas sidoklena ah kooxda ugu guulaha badan dalkas. 

.23 ciyaaryahan ayaa ilaa hada jooga Tanzania oo uu isku diyaarinayo qaranka Somalia sida laqorsheyeyna uu kuciyaari doono kulanka homeka ah.waxaa Wali lasugayaa 10ciyaaryahan ee liiska kadhiman.

.Sida lafilayo Adam tv ayaa laga daawan doonaa kulanka waxaa kulanka sugaya dad badan oo daneynayo inay arkaan xidigaha matali doona qarankooda 🇸🇴

.Sidokle aqbaaradka ciyaarta ayan idin so socodsiin donnaa haduu eebe karaali noqdo insha allah .

#Oceanstars 🇸🇴🇸🇴🇸🇴




2 comments:

.Horudhaca: kulanka wayn Liverpool vs Manchester United - wararka labada koox ,waxyaabaha ka cusub iyo ,sadàsha kulanka

Laba koxood oo ka mid koxaha ugu waawayn horiyaalka Ingariiska oo u kala dagaallamaya boosas kala duwan oo dhammaadka xilli-ciyaareedkan l...