Wednesday 16 March 2022

BIG BREAKING NEWS 😳🇸🇴

.


5 ciyaartoy ayaa laga saaray qaranka, kuwaas oo noqon waayay dooqa macalinka, tababar adag oo ay sameeyeen, shaqo badan oo ay qabteen si ay calanka u matalaan, uma noqon.

Kama dhigna inuu waayahoodii xulka dhamaaday balse waxey heli doonaan fursado kale.

Waxaa la ogol yahay liis xadidan, markaad ciyaartoy tahay waxyaabahaan oo kale waxey ka mid tahay nolosha.

Tayada ayaa mar walba ka muhiimsan tirada, waa xiddigo xulka anfici kara hadii tiro badan la ogolaan lahaa.

Waxaan rajeynaa iney mar kale heli doonaan fursadooda ✋🏽🇸🇴

Magacyada wali ma wada helin, waanse idiin soo gudbin doonaa dhawaan ✌🏽


#HereWeGoOceanStars

No comments:

Post a Comment

.Horudhaca: kulanka wayn Liverpool vs Manchester United - wararka labada koox ,waxyaabaha ka cusub iyo ,sadàsha kulanka

Laba koxood oo ka mid koxaha ugu waawayn horiyaalka Ingariiska oo u kala dagaallamaya boosas kala duwan oo dhammaadka xilli-ciyaareedkan l...