Saturday 12 March 2022

Laba arin oo an wanagsanen oo ka cusub xaalada chelsea, wakiilka salah iyo tawabaraha kooxda Liverpool maxaa dhaxmaray ? Halkan hoose ayaan ku faaqidi donnaa i.a.



 Asalamu calaykum saxiibayaal sidaad ciwaanka kuso aragteenba kooxda kubada cagta Chelsea oo xalada xun dhexda kaga jirta isbuucyadii laso dhaafay haatan waxa kaso baxay laba qodob oo cusub
.

1- qodobka 1aad: waa in kooxda Chelsea ay haysato 17maalin in ay kahesho dowlada UK 🇬🇧 ogolaansho ku aadan  in kooxdan  la iibiyo. Hadii taasi ay dhicin oo lagaaro 28ka bishan maarso bishan soo idlaanaysa kooxda waxay u baahantahay lacagihii mushaaraadka ciyaartoyda in lasiiyo , qarashaadkii kooxda lagu wadi lahaa,sidokle majirto qasnad lagu laabto lacagtii milkilaha kooxda Roman waa lafariisiyey oo waa la xayirey. Sidaas darted kooxda Chelsea waxay galikartaa xaalad dhaqaalo midii ugu darneed sababto ah kooxdan waxay gaari doontaa hadii bisha ay dhamaato in meel cidla ah ay kuso dhacdo. Mushaar mabixinkarto kooxda , xitaa tasiilaadka yayarka ah mabixinkarto sida gaari raaca iyo wixii lamidka ah. Sidaad darteed hada kooxda Chelsea waxay sameysay gudi madaxbanaan gudigaaso kalaso xaajonaya reisul wazaraha UK Poris Johnson sidii kooxda lagu siin lahaa shatigii suuqa lagu geen lahaa. 

2-qodobka 2aad: Jariirada the sun ayaa so qadatay magacyada qaar kamid ah ciyaartoyda Chelsea kuwaas oo laga yaabo in la iibiyo xagaaga soo aadan waxa kamid ah ciyaartoydaas.

.lukaku oo mushaar ahaan uqaato £325k(isbuuc)

.havartz oo mushaar ahaan u qaato £310k(isbuuc) iyo 

.kante oo isagana musharkiisa isbuclaha yahay £290k.


*Dhankakle xaalad cusub oo kataagan Liverpool .

Kolop oo sheegey shirkiisa Jaraaid ee maanta kahor kulanka brigton in maamulka Liverpool ay garab taaganyhiin Mohamed salah hill iyo hooba lacagkastana loobandhigey mushaarka uu rabana lasiinayo wuxuna yiri salah isagay agyaalan qalinka iyo warqada hasaxiixo kooxda way jeceshahay isagana wuu jecelyahay  sidokle wuxu yiri  macalinka jarmalka waqti badan lamahayo contractigiisa wuxu ku egyahay June 2023. 

Hasayeeshee Arinta qosolka dhalisay waxay aheed markii wakiilka Mohamed salah uu bartiisa Twitterka so dhigay qosol emoj ah taasoo lafasirankaro in kolop arinta salah uu kaga hadalay ay been aheed.


No comments:

Post a Comment

.Horudhaca: kulanka wayn Liverpool vs Manchester United - wararka labada koox ,waxyaabaha ka cusub iyo ,sadàsha kulanka

Laba koxood oo ka mid koxaha ugu waawayn horiyaalka Ingariiska oo u kala dagaallamaya boosas kala duwan oo dhammaadka xilli-ciyaareedkan l...